Somalia oo ka qeyb galaysa shir caalamiga ah ee dalalka Afrika & Talyaaniga (Sawirro)

Shir u dhexeeya dalalka Afrika iyo Talyaaniga looguna magaca daray (Afrika & Italy Business Week) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Waxaa si wadajir ah u furay shirkan Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi Talyaaniga Emanuela Claudia Del … Continue reading Somalia oo ka qeyb galaysa shir caalamiga ah ee dalalka Afrika & Talyaaniga (Sawirro)